Maamulka Somaliland oo Muddo Kooban u Qabtay Dadka Ajnabiga ah

0
Somaliland ayaa Ajaanibta sifada sharci darada ah ku jooga Deegaanadeeda u sheegtay inay uga Baxaan Mudo 20 Cisho Ah Oo Ka Bilaabmaysa 28/07/2022 Kuna Dhamaanaysa 17/08/2022.

Ma cadda ajaaniibta waqtiga loo qabtay iney ku jiraan dadka ka soo jeeda Koonfurta Somalia ee ka xoogsada Somaliland.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here