Hantidhowrka Guud oo Ka Digay in Heshiisyo La Galo ka Hor Xukuumadda Cusub

0

Hantidhowrka Guud ee Qaranka ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo in hey’adaha dowladdu ay galaan heshiisyo waa wayn, inta laga ansixinayo xukuumad rasmi ah,dowladda haatan jirta.

Arintaan ayaa timid kadib markii ay soo baxeyn warar ku aadan in heshiisyo lagu helayo lacago badan  ay gali rabaan Wasiiradda shaqada baneynaya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here