Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa xeer Madaxweyne kusoo saaray labo degmo oo cusub oo lagu soo kordhiyay Jubaland kuwaas oo kala ah Dhoobley iyo Buurdhuubo oo ay horay usoo gudbiyeen golaha wasiirada kadibna ay ansixiyeen xildhibaanada golaha wakiilada.


