Madaxweynaha Puntland oo Kulan Ka Qeyb Galay Kulan Loogu Hadlayay Abaaraha

0

Madaxweynaha dowladda goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shir looga hadlay xaaladda Abaaraha oo ay ka qeybgaleen madaxda Hay’adaha Caalamiga ah ee ka howlgala Puntland.

Shirka oo uu Madaxweynaha ku weheliyay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, sidoo kale waxaa ka qeybgalay Guddiga Abaaraha ee heer Wasiir iyo Hay’adaha Dowliga ah ee Puntland.

Waxaa Shirka ka warbixiyey wasiirka Gargaarka iyo maareynta Masiibooyinka ee Puntland Mudane Cabdullahi Cali Xirsi.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here