Madaxweynaha Hir-shabeelle oo Xilalkii Ka Qaaday Wasiiradda Dastuurka Iyo Ganacsiga

0

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Xilalkii ka qaaday Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshahada Mudane Yaxye Ismaaciil Maxamed iyo Wasiirka Wasaarada Dastuurka Mudane Qadar Xasan Maxamed kadib wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha.

Lama sheegin Sababaha xil loogu qaaday Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshahada Mudane Yaxye Ismaaciil Maxamed iyo Wasiirka Wasaarada Dastuurka Mudane Qadar Xasan Maxamed.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here