Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Kenya oo Dacwad U Gudbisay Dowladda kenya

0

Safaarada Soomaaliya ee Wadanka Kenya ayaa ka dalbatay Dowlada Kenya in Sharaxaad buuxda ay ka bixiso talaabadii Maanta ay Xukuumada Nairobi ku carqaladeysay Qaranimada Soomaaliya.

Safaaradda Somaliya ayaa Kenya ku eedeeysay inay ku xadgudubtay madaxbanaanida Somaliya.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here