Dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka  oo Fuliyay Duqeyn Wadajir ah

0

Duqeyn ka dhacday Gobolka Jubadda hoose ayaa lagu dilay Xubno ka tirsan Al-shabaab.

3-Juun 2022 dowladda Soomaaliya iyo Taliska Mareykanka ee Afrika oo iska kaashanaya ayaa howlgal dhanka cirka wax ay ka fuliyeen deegaanka Beer-xaani ee gobolka Jubbada hoose.

Duqeynta ayaa lagu dilay Shan ka mid ah Al-shabaab, iyadoo aysan jirin wax Khasaare ah oo gaaray dad shacab ah.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here