Sarkaal Ka Tirsanaa Al-shabaab oo Isku Soo Dhibay Dowladda+Sawirro

0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed  ee  ku sugan deegaanka Janaale ayaa soo bandhigay Cismaan Xasan Hiraab oo muddo ka tirsanaa   Al-Shabaab oo isku soo dhiibay gacanta dowladda.

Cismaan oo kamid ah dhalinyarada ay khaldeen Shabaab uga soo dagaalamay gobolada Hiiraan, Galgaduud iyo Shabeelaha Hoose oo uu ugu dambeyn iska soo dhiibay.

Saraakiisha ciidamada Dowladda Soomaaliya eek u sugan Deegaanka Janaale ee Gobolka Shabelaha Hoose oo goobta ka hadlay ayaa soo dhaweeyay isa soo dhibsta Cusmaan,waxayna ugu baaqeen dhalinyaradda kale ee ku jirta Al-shabaab in ay qaateen go’aanka cusmaan oo kale.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here