Wararka Hantidhowraha Qaranka Oo Amar Culus Dul Dhigay Ra’iisul Wasaare Rooble By Radio Simba - Mayıs 23, 2022 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku wargaliyay Ra’iisul Wasaaraha XFS joojinta Xeer-nidaamiyaha Sharciga Maareynta Maaliyadda oo ay Golaha Wasiirradu ansixiyeen Khamiistii (11.05.2022).