Akhriso:-Galmudug oo Wanted u Aqoonsatay Sheekh Shaakir iyo Saraakiil Kale

0

Taliska booliska Maamulka Galmudug ayaa soo saaray liiska 36 qof oo lagu raad joogo, kuwaas oo loo heysto hurinta dagaalkii ay Ahlu-Sunna ku soo qaaday Magaaladda Dhuusamareeb, dadkaan waa ku jira Sheekh Shaakir Cali Xasan iyo saraakiil kale.

Qoraal kasoo baxay taliska booliska Maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay in arintaan loogu jawaabayo dagaalkii ka dhacay magaaladda Dhuusa-mareeb.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here