Rooble oo La Kulmay Xildhibaan ee Dhawaan Lagu Soo Doortay Ceelwaaq

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane, Maxamed Xuseen Rooble oo kulan casho ah xalayto la yeeshay 16-kii xildhibaan ee dhawaan lagu soo doortay degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, ayaa ku bogaadiyay xilka ay ummadda Soomaaliyeed u qaadeen.

Mudane Rooble ayaa xildhibaannada ugu hambalyeeyay mas’uuliyadda Qaran ee saaran, wuxuuna ku boorriyay in ay dalkooda si hufan ugu adeegaan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here