Wararka Akhriso:-Guddiga Doorashada Madaxweynaha oo Soo Saaray Qodobo Amni By Radio Simba - Mayıs 11, 2022 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Guddiga isku dhafka ah ee doorashada Madaxweynaha ayaa soo saaray War-saxaafadeed ka kooban qodobo badan oo ay ku cadeynayaan cidda loo xil-saaray mas’uuliyadda ammaanka goobta doorashada iyo doorka ay ku yeela karaan ciidamada dowlada.