Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed Koofur galbeed ayaa shaaciyay jadwalka la qabanayo doorashada Todobo Kursi oo deegaan doorashoodu tahay magaalada Baydhabo.
Doorashada kuraastaan ayaa la qabanayaa taariikhda marka ay tahay 15ka bishaan Maarso.


