Doorashada Shan Kursi oo Ka Dhacaysa Magaaladda Gaalkacyo

0

Magaaladda Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug waxaa maanta lagu qabanayaa doorashadda shan kursi oo kamid ah Golaha Shacabka ee Baarlamanaka Federaalka Soomaaliya.

Kuraasta maanta lagu dooranayo Magaaladda Gaalkacyo ayaa kala ah HOP013, HOP101, HOP001,HOP017,HOP060,

Kursiga ugu adag ayaa noqon doona kursi ay afartii sano aynu so dhaafnay ay ku fadhisay Xildhibaanada Ubax Tahliil,waxaana kursiga HOP060.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here