Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa lagu qabtay doorashada 16-ka kursi oo kamid ah xildhibaanada Puntland ku metelaya baarlamaanka 11-aad, iyadoo magaaladan ay eheyd deegaan doorashada labaad ee maamulka.
Halkan hoose ka akhriso magacyada xildhiaanadii soo baxay:
- Kursiga HOP#157 waxaa ku guuleystay Maxamuud Axmed Aadan (Geesood).
- Kursiga HOP#227 waxaa ku guuleystay Cabdicasiis Maxamed Maxamuud (Qambi).
- Kursiga HOP#273 waxaa ku guuleystay Gen. Bashiir Cabdi Maxamed Maxamuud (Ameeriko) Taliyihii hore ee Ciidanka Booliiska Soomaaliya.
- Kursiga HOP#234 waxaa ku guuleysatay Marwo Cabdi Bashiir Xaaji Cali.
- Kursiga HOP#076 waxaa ku guuleystay Muuse Axmed Ismaaciil.
- Kursiga HOP#169 waxaa ku guuleystay Cali Mahdi Maxamed.
- Kursiga HOP#083 waxaa ku guuleystay Maxamed Bashiir Cali.
- Kursiga HOP#220 waxaa ku guuleystay Cali Xaaji Daahir Saleebaan.
- Kursiga HOP#149 waxaa ku guuleystay Faysal Axmed Maxamuud.
- Kursiga HOP158 waxaa ku guuleystay Saddaam Maxamuud Cabdi.
- Kursiga HOP#027 waxaa ku guuleystay Siciid Cali Muuse.
- Kursiga HOP#036 waxaa ku guuleystay Maxamed Aadan Diini.
- Kursiga HOP#222 waxaa ku guuleystay Caynaanshe Yuusuf Xuseen.
- Kursiga HOP#228 waxaa ku guuleystay Cabdifitaax Faarax Mire.
- Kursiga HOP#142 waxaa ku guuleystay Ismaaciil Shire Jaamac.
- Kursiga HOP#190 waxaa ku guuleystay Maxamed Cabdulqaadir Maxamed.

