Guddiga Xalinta Khilaafkaadka oo Hakiyay Kursiga Golaha Shacabka HOP#45.

0

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ayaa hakiyay ku dhawaaqista natiijada rasmiga ah ee Kursiga Golaha Shacabka HOP#45.

Kursigaan oo doorashadiisa ay ka dhacday Magaaladda Baraawe ayaa waxa kusoo baxay Maxamuud Axmed Maxamed,balse waxaa horey ugu fadhiyay wasiirka batroolka cabdirashiid Maxamed Axmed.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here