Akhriso:-Doorashadda Kursiga Fahad Yaasiin uu Rabo oo Mar Kale La Hakiyay

0

Guddiga Hirgalinta doorashooyinka Heer federal ayaa mar kale ku celiyay in la hakiyay doorashadda kursiga Hop-086 uu doonayo in uu kusoo baxo Agaasimihii Hore ee Hay’adda nisa Fahad Yaasiin.

Qoraal xalay lagu daabacay Bogga Facebook-ga ee Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal FEIT ayaa lagu faray Guddiga SEIT ee Hirshabeelle adkeynta qoraalkiii kasoo baxay Guddiga FEIT ee lagu hakiyey kursiga tirsigiisu yahay HOP#086.

Guddiga Hirgalinta doorashooyinka Heer federal ayaa sheegay in jabsaday mareegta Facebooga ee guddiga balse lagu guuleystay in dib loosoo celiyo.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here