Magaaladda Dhuusa-mareeb ee caasimadda Maamulka Galmudug waxaa maanta ka dhacaysa doorashadda 3-kursi oo kamid ah Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Kuraasta maanta lagu dooranayo magaaladda Dhuusa-mareeb ayaa kala ah HOP#147, oo uu ku fadhiyay Xildhibaan Mahad Salaad, HOP#055, HOP#035.
Dhamaan musharixiinta ayaa buuxiyay shuruudihii loogu baahnaa,waxaana maanta la qabanayaa doorashadooda,sida ay sheegeen guddiga doorashooyinka.

