Jubb-land oo Qabanaysa Doorashadda 3 Kamid ah Kuraasta Golaha Shacabka

0

Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowladd Goboleedka ee Jubbaland ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada 3 kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka ee lagu dooran doono Magaalada  Kismaayo.

Doorashadda kuraastaan ayaa lagu qabanayaa Magaaladda Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Jubbaland, maalinta jimcaha ah taariikhdana ay tahay 18/2/2022

Maaamulka Goboleedka Jubbland ayaa dib u bilaabaya doorashadda Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo hakad ku jirtay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here