Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowladd Goboleedka Galmudug waxa ay saaciyeen jadwalka doorasha oo maana ku beegan 14-2-2022 ka qabsoomi doonta Magaalada Dhuusamareeb.
Doorashadaan waxa ka mid ah kursiga HOP#053 oo ay ku tartami doonaan todoba Dumar ah.
sidoo kale kuraasta waxa kamid ah HOP138 oo uu sanadkaan u tartamayo Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame.


