Akhriso:-Koonfur Oo Amar La Xariira Doorashadda Soo Saartay

0

Wasaarada Amniga Gudaha Koonfur Galbeed ayaa Amar ka soo saartay in Musharaxiinta Xildhibaanada BFS aan Ciidan la tagi karin Magalooyinka Doorashada ka dhacayso ee Baraawe iyo Baydhabo.

Afhayeenka Wasaarada Amniga Mustaf Garabey ayaa Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay amarkaan.

Tani ayaa ka dambeysay kadib markii maanta loo diiday In Magaaladda baraawe Ciidamo la tago Gudoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaaliya C.wali Muudey.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here