Wararka Guddiga Doorashooyinka Xildhibaanada SL oo Shaaciyay Liiska Ergada By Radio Simba - Şubat 6, 2022 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Guddiga Maamulka Doorashooyinka Xildhibaanada Labada Aqal ee Somaliland ayaa shaaciyay liiska guddiga xulista ergada Doorashada hal kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee lagu dooran doono Mogadishu.