Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowladd Goboleed Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada shan kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Kuraasta la shaaciyay ayaa kala ah HOP#188. 2-HOP185. 3-HOP175 4-HOP159. 5-HOP177.


