PL oo Shaacisay Xiliga Doorashada 10 kursi oo Horey Loo Shaaciyay.

0

Guddiga Maamulka Doorashada heer Dowladd Goboleed (SEIT EE Puntland ) ayaa soo saaray jadwalka doorashada 10 kursi oo ah kuraastii horey loo shaaciyay.

Qoraal Kasoo baxay Guddiga Maamulka Doorashada heer Dowladd Goboleed Puntland ayaa lagu sheegay in doorashadda 10-kursi ay dhici doonto 22-ka iyo 25-bishaan January 2020-ka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here