Murashaxiinta oo Ka Hadlay Heshiisyadda Shirkii Golaha Wadatashiga

0

Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa soo dhaweeyay qodobadda laga soo saaray shirkii Golaha Watashiga Qaran ee Magaaladda muqdisho ugu socday raisulwasaaraha iyo Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyadda.

“Golaha Midowga Murashaxiinta wuxuu bogaadinayaa tixgelinta la siiyey talooyinkii uu soo jeediyey ee ku aaddanaa sixitaanka habraaca doorashooyinka. Goluhu wuxuu adkaynayaa in Raysalwasaaraha iyo golaha wasiirada ay si buuxda masuul uga yihiin amniga dalka, madaxweynihii horena uu ku ekaado murashaxnimadiisa”, ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Golaha Midowga Murashaxiinta.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here