Shacabka Matabaan Oo Wajahaya Maamul Xumo Iyo Amni Daro

0

Iyadoo shalay Xubno Katirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab ay Sacaado koobadan la wareegeen Degmada Matabadaan Ee Gobolka hiiraan ayaa waxa arintaasi ka hadalay qaar ka mid ah siyaasiyiinta Dalka oo dhaliilay qaabka maamulka Degmadaasi uu ushaqeyso ,
Waxaana ay dadka u odorosa suyaasada amni sheegeen in Halkaasi ay ka jirto Maamul xumo.

Cabdiraxmaan Maracade oo kanfaalooda arimaha siyaasada iyo amniga ayaa waxa u sheegay in sidii fududeyd ee shalay Al-Shabaab ay kula wareegeen Gacanku heynta Degamada Ay Cadeyn u tahay Habsanan Balaaran oo Ka jirta dhan maamulka Degmadaasi iyo Laamaheda Amniga
Waxaana uu sheegay in shacabka reer matabaan ay wajahayaan masuuliyad daro weyn oo aysan jirin cod masuuliyadooda xil gaar ah iska saareysa .

Dhankale waxa uu maamulka ugu baaqay i dhankooda ay xil weyn iska saaraan sii Amni iyo Xasilooni ay ugu noolaan lahaayeen.
Isagoona sheegay in loo baahanyahay Feejignan dheeriya oo dhinaca sugida amniga ah.

Al-Shabaab ayaa shalay dagaal kula wareegay Degmada matabaan ee gobolka hiiraan iyagoona muddo kooban gacanta ku hayay intii ay halkaasi ku sugnaayeena waxa ay Burburiyeen Saldhigii Degmada

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here