Maamulka jubbaland Oo Shaaciyay Doorashada Kuraas Kamid ah Golaha Shacabka

0

Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Dowlada Goboleed SEIT ee maamulka Jubaland ayaa  shaaciyay Qabashada Doorashada 14 Kursi oo kamid ah 43-da Kursi ee ku Asteysan Dowlad Goboleedka Jubalan.

shaacintaan ayaana timid xili in muddo ah lasugayay in maamul goboleedyada qaar laga sugayay in ay bilaabaan doorashada balse aysan bilaabin

guddiga doorashooyinka jubbaland ma shaacin xiliga la qabanayo doorashada balse waxa ay shaaciyeen sumada kuraasta ay dhawaan doorashadooda qabanayaan ama ay ku bilaabayaan doorashada jubbaland ee aqalka hoose

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here