Maamulka Deegaanka Janaale Oo Guddi Baaris ah Usaaray Kiiska Gabar Kufsi iyo Dil Laiskugu Daray

0

Maamulka Deegaanka janaale Ee Shabeellaha Hoose ayaa Guddi Baaraya usaaray Gabar Saacado ka hor kufsi loogu geeystay deegaankaasi una geeriyootay

Guddoomiyaha Deegaanka Janaale Cabdiraxmaan Yuusuf cabdi nuur  oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu ka warbixiyay kiiskaan iyo waxa uu maamulku ka ogyahay ,waxaana uu sheegay in warar kala duwan oo is qilaafsan la sheegayo kiiska marxuumad Sahro Cali Maxamuud

Guddoomiyaha Janaale ayaa sheegay in dadku qaar ay sheegayaan in gabadha la kufsaday halka kuwa kalana uu tilmamaay Guddoomiyuhu in ay sheegayaan in gabadhu sun cabtay

Waxaana uu sheegay in haatan baaritaano dheeraad ah ay ku sameeynayaan xaqiiqada  dhabta ahana ay soo ogaanayaan isagoo xusay in guddiyada baara kiiskaan ay usaareen si Caladaalad ay u hesho gabadhaasi

Dhankale Guddoomiyaha Deegaanka Janaale ayaa tacsi u diray dhamaan qoysaskii iyo eheladii ay ka baxday narxuumad zahra

Shalay ayay aheyd markii ay soo ifbaxaday dhacdo naxdin badan leh oo sheegaysa in in ka badan 10 nin ay haweeneey ku kufsadeen deegaanka janaale ugu dambeeyna ay ugeeriyootay waxyeelo ka soo gaartay walow warkaasi aan wali xaqiiqo loo helin  oovku aadan in gabdha la kufsaday iyo in kale

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here