Doorashada Golaha Shacabka Oo Lagu Bilaabayo Baraawe

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in Magaalada baraawe ay tahay halka ugu horeysa ee lagu qabanayo Doorashada xildhibaanada Gobolaha shacabka ee Barlamaanka soomaaliya

Hadalkaan ayuu Ra’iisul Wasaarahu jeediyay xili uu booqasho ku tagay Magaalada Baraawe

Magaalada Baraawe ayaa waxa ay tahay xarunta maamulka koonfur galbeed

Waxaana la tilmaamay in ay tahay magaalo nabdoon oo amnigeeda gacanta lagu hayo taas oo keentay in la go,aamiyo in lagu furo doorashada xildhibaanada Gobolaha shacabka

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here