Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax xoogan oo daqiiqado ka hor ka dhacay magaalada muqdisho ee caasimada dalka.
Qaraxaan ayaa waxa jugtiisa laga maqlay qaar ka mid ah xaafdaaha ku yaal degmooyinka gobolka banaadir.
Waxaana la inoo xaqiijiyay in qaraxaan uu ka dhacay agagaarka madaxtooyada gaar ahaana isgooska ceel gaabta ee muqdisho.
Wali ma cada khasaaraha ka dhashay qaraxa balse waxa la sheegay in goobta uu ka dhacay ay tahay meel ay inta badan adeegsadaan madaxda dalka oo amaankeeda si weyn loo adkeeyo.
Wixii Qaxaan kusoo kordha halkaan kala soco

