Midowga Musharaxiinta Oo Ka Shiray Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka

0

Xubnaha Midowga Musharaxiinta Dalka ayaa waxa ay kulamo ka yeesheen marxalada siyaasadeed ee haatan dalku marayo iyo halka ay marayaan arimaha Doorashooyinku.

Wararka aan helayno ayaa sheegaya in kulanka midowga musharaxiinta si gaar ah looga hadlay khilaafka soo ifbaxay ee udhexeya Ra’iisul Wasaaraha Xilgaarsiinta Maxamed Xusseen Rooble iyo Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo

Waxaana ay isla garteena in khilaafku uuyaahay mid jira oo madaxweyne Farmaajo uu doonayay in uu ku horstaago Safarka ay magaalada Muqdisho ku timid haweneyda Wasiirka Arimaha Dibada ka ah kenya

iyagoona taageero umuujiyay Ra’iisul Wasaare Rooble soona  dhaweeyay Go,aanka uu qaatay kaas oo uu kaga soo horjeestay in layareeyo Awooda xukuumadda

Qaar kamid ah xubnaha Midowga Murashaxiinta ayaa sheegay in kulanku uu ahaa mid xaasi ah islamarkaasna ay dib kasoo saari doonan warmurtiyeed laxariira go,aanasa kasoo baxay shirka ay Muqdisho ku yeesheen xubnaha Midowga Murashaxiinta utaagan qabashada Xilka madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here