Wasaarada Caafimaadka xukuumada faderaalka soomaaliya ayaa waxa ay sheegtay in 48 saac ee ugu dambaysay Cudurka laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka 1,244 Qofood
Waxaana ay sheegtay in Laga Helay 77 qof oo qaba cudurka
Deegaadana ay kula suganyihiin dadkaas waxay Wasaaradu ku sheegtay
Banadir: 43
Puntland: 28
Somaliland: 6
Lab: 40
Dhedig: 37
Bogsashada: 30
Dhimasho: 3 (Banadir:3)
Tirada Guud ee Laga Helay: 15,865
Bogsashada Guud: 7,759
Dhimashada Guud: 850
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Xukuumada Faderaalka Soomaaliya marwo fowsiya ayaa sidii caadada aheyd dadka uga digtay qatarta Cudurka Covid-19 Ee Dalka
Waxaana ay sheegtay in loo baahanayahay in feejignaa dheeriya laga smeeyo cudurka oo wajigii sadaxaad in uu bilowdo laga cabsi qabo

