Waxa Aug/8/2021 afgooye kufsi iyo dil loogu geestay laba gabdhood oo 18 jir iyo 19jir ah .
Waxaa kufsiga ugeestay aya ah saraakil katirsan ciidamada milatariga ee dagaanka .
Waxaa banaabax soo qabanqaabiyay ururka dhalinyarada degmada Afgoye (UDDA), oo ay ku cambaarenayeen saraakishii falkaas geesatay.
Xariir aan lasamenay banabaxayaasha dad kamid ah ayaa inoo xaqiojiyay ineey kubanabaxayaan saraakilkatirsan cidamada dawlada ee falka gestay ,
Waxa cidamada aya kukaceen fal aad uxuxn oo ahaa iney bananbaxayshii ay rasaas kadul ridaan iyo in ay beegsadaan xubno kamid ah ururka UDDA .
Waxa isla malintaas laxiray Gudomiyaha abaabulada ururka mr Suleiman bashir mohamed .

