Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Abdirahmaan Sheikh Xasan Jimcaale ayaa faa”id Cali Maxamuud Waxa Uu U Magacabay Madaxa Qeybta Dhul Bixinta Dowlada hoose Ee Degmada Galkacyo.
Magacaabistaan ayaa imaanaysa xili dhawaanahaanba uu is qabqabsi xoogan ka taagnaa bixinta dhulalka magaalada gaalkacyo


