Dowladda Oo Digniin Culus Kasoo Saartay Wajiga Sadaxaad Cudurka Covid-19 Ee Dalka

0

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa ugu baaqday Bulshada in ay ka taxaddaraan faafitaanka Corona Virus oo mar kale laga cabsi qabo wareegiisii saddexaad in uu ka bilowdo Soomaaliya.

Qoraal ay Wasaaraddu ku daabacday boggeeda Facebook-ga ayaa lagu yiri:-

“Ka hortaga Caabuqa Covid-19 waa masuuliyada nawada saaran, fadaln ka ilaali naftaada, qoyskaaga iyo Bulshadaada Caabuqa Covid-19. Si aan uga hortagno faafidda Caabuqa Covid-19, dhamaanteen aa dhaqan galino talooyinka caafimaad ee ka hortaga Caabuqa Covid-19, sida ku cad jaantuska hoose.”

Wasaarada caafimaadka xukuumada soomaaliya ayaa waxa ay maalmihii dambe soo saareysay warbixino muujinaya tira badan oo cudurka covid-19 ee dalka laga helay

Waxaana taasi ay keentay in baqdin xoogan laga miijiyo cudurkaan oo ay dadku yareysanayaan balse jhalistiisu ay jirto

caabuqa karoona ayaa dalka soo labakaclentiisa aad looga dareemay ,waxaana ku geeriyooday dad aad u badan halka kuwa kalana ay baryo u xanun sanaayeen

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here