Qaramada Midoobe Oo Soo Dhaweysay Talaabo Uu Qaaday Ra’iisul Wasaare Rooble

0

Qaramada midoobe ayaa wax ay si aad usoo dhaweysay talaabo uu qaaday raiisul wasaare shalaytoole taasi oo ku saabsanayd in uu magacaabay xubno ilaalinaya qoondarada haweenka inta lagu guda jiro dharashada dalka ka shacaysa

War qoraal ah oo kasoo baxay Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa waxa ay lagu bogaadiyaya magacaabista uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble,13 xubnood oo ah guddi ka kooban  kaas oo ka shaqeynaya xaqiijinta qoondada haweenka ugu yaraan 30% ee kuraasta baarlamaanka federaalka ay haweenku ku yeelanayaan, Qaramada Midoobay waxa ay ku celineysaa taageeradeed buuxda ee kaqeybgalka haweenka Soomaaliyeed iyo matalaadkooda doorashooyinka soo socda.ayaa lagu yiri qoraalka

Haweenka soomaaliyeed ayaa  oo iyagu aan ku badneyn siyaasada ayaa waxa loo qoondeeyay in ugu yaraan 30% lasiiyo si aan haween looga weyn barlamaanka iyo qeybaha kale ee siyaasada dalka

Xubnaha uu magacaabay raiisul wasaare rooble ayaa waxa ay 12 ka mid ah yihiin dumar halka mid kalena uu yahay rag iyagoona loo xilsaaray in ay ilaaliyaan oo ay h8ubiyaan in qoondadada haweenka doorashada laga helo maamul iyo dowladba

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here