warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar madaafiic ah oo lagu garaacay deegaano ka tirsan gobolka shabeelaha hoose gaar ahaana degmada awdheegle
Weerarkaan ayaa waxa qaaday xubno ka tirsan dagaalamayaasha a-shabaab,waxaana ay sheegay in madaaficdaan lagu garaacay fariisimo ciidamada dowladdu ay ku lahaayeen degmada awdheegle
inta la xaqiijiyay in ay ku geeriyoodeen ilaa 5 ruux oo shacab ah tiri intraasi ka badana la sheegay inay ku dhaawacmeen
Qof goob jooga ah ayaa idaacada simba ugu warbixyay
Halkaan Ka Dhageyso Codkiisa

