Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Maamulka Galmudug Oo Saakay Howlgalo Ka Bilaabay Koonfurta Gobolka Mudug

0

Ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa Xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa saakay waxa ay  Howlgalo ka dhan ah dagaalamayaasha  Al-Shabaab ka bilaabeen  Koonfurta Gobolka mudug

Ciidamada ayaa saaka ka ruqaansaday Fariisimo ay ku lahaayeen Deegaanada dhaghaye iyo Hareeri dheere halkaas oo ay Ciidanku ku lahaayeen Saldhigyo Ciidan ,Saraakiisha ayaa sheegay inay saaka Ciidanku wadaan Howlgal ay ku doonqayaan in Al-shabaab ay uga saarayaan deegaano  ka tirsan Koonfurta Gobolka mudug

Tani ayaa waxa ay kusoo aadeysaa xli mudooyinkii dambe ay ciidamada dowladda iyo xubno ka tirsan alshbaab dagaalo u dhexeeya ay dhacayeen deegaanada  Bacadweyne,Wisil kuwaas oo dhamaantood Ciidamadda Dawladdu la wareegeen.

waxaana saakay ay howlgalo ugu dhaqaaqeen deegaano cusub oo la sheegay in ay ku suganyihiin xubno ka tirsan dagaalamayaasha al-shabaab

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here