Midowga musharaxiinta madaxweynaha soomaaliya ayaa waxa ay warkasoo saareen caruurtii soomaaliyeed ee askareynta loogu qaaday dalka eleteria
Waxaana ay sheegeen in ay ka walaacsanyihiin xaalada ay caruurtaasi kubsuganyihiin iyo sida ay uga gaabiyeen guddigi dowladdu usaartay
War qad qoraal dheer oo ay soo saareen ayaa uqorneyd sida tan


