Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa yiri ”Waxaan cambaareynayaa qaraxii dagaalamayaasha Al-Shabaab galinkii dambe ee shalay ka geysteen Muqdisho oo ay ku dhinteen, kuna dhaawacmeen dad rayid ah oo aan waxba galabsan. Inta dhimatay Allaha u naxariisto, dhaawacyadana Allaha bogsiiyo.
waxaana xukuumadu ay sheegay in tani ay qasab ka dhigayso in ay kordhiyaan dagaalka ka dhanka alshabaab si looga hortago weerarada noocaani oo kala ah
al-shabaab ayaa inta badan qaraxyo la beegsada goobaha ay kusuganyihiin ciidamada dowladda iyo halka ay ku tuhmayaan in ay ku sugan yihiin dad rayad ah oo ka tirsan shaqaalaha dowladda

