Wasaarada Caafimaadka Xukuumada ayaa waxa ay shaaca ka qaaday xaaladihii ugu dambeeyay caabuqa karoona fayrus ee dalka
Waxaana ay sheegtay in labaaray dad gaaraya iaala iyo 1,691
Wasaarada ayaa sheegtay in si rasmi ah cudurka looga halay 41
Iyadoo tilmaantay wasaarada caafimadku ay sheegtay in kiisaskii ugu badnaa laga soo calaameeyay deegaanada jubbaland
Jubbaland:33
Banadir:5
Somaliland:2
Puntland:1
Lab:29
Dhedig:12
Bogsashada: 9
Dhimasho:0
Tirada Guud ee Laga Helay: 14,933
Bogsashada Guud: 7,244
Dhimashada Guud: 775
Wasaarda caafimaad ka awaxa ay dadka ugu digtay in aysan yareysan oo wali ay jirto qatarta cudurkaan dalka kusoo laba kacleeyay

