Wasaarada Caafimaadka Oo Shaacisay Xaaladihii Ugu Dambeeyay Cudurka Covid-19 Ee Dalka

0
Wasaarada caafimaadka xukuumada soomaliya ayaa waxa ay sheegtay in ay hoos u dheceen xanunka covid19
waxaana ay sheegtay in Tirada 48 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka ay gaarayaan 1,408
o Laga Helay: 6
o Jubbaland: 6
o Lab: 4
o Dhedig: 2
o Bogsashada: 11
Tirada Guud ee Laga Helay: 14,653
Bogsashada Guud: 6,726
Dhimashada Guud: 768
Wasaarada ayaa sida caada aheyd ugu baaqday shacabka soomaaliyeed in wali ay jirto qatarta cudurka islamarkaasna loo baahanyahay in laga digtoonaado

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here