Dowladda Oo Sheegtay In Howlgalo Ay Ku Dileen 37 Xubnood Oo Al-Shabaab Ah

0

Faah Faahin dheerad ayaa kasoo baxeeyso howlgalo ciidanka xoogga dalka Soomaalieed ay saacaadihii lasoo dhaafay ka sameeyeen  degaano katirsan gobolka Shabeelaha dhexe.

Howlgadadaan ayaa waxa ay ka dheceen Degaanka Galka Xarareeey, ee Gobolka Shabeaha dhexe ayay

Waxaana uu yimid howlgalku kadib markii ciidanka xoogga dalka ay weerar kuqaadeen fariisimo ay halkaasi kulahaayeen xubno  dagaaalamayaasha   Al-shabaab

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa waxa uu sheegay in howlagaladii dhacay deegaanka xarareey ay ciidamada dowladdu uu guulo farabadan ka gaareen

Isagoo sheegay in halkaasi lagu dilay 37-xubnood  islamarkaasna ay ku  dhaawaceen  in kabadan 20 dagaalamae sidookale ay nolosha lagu qabtay laba xubnood

Dowladda ayaa sidookale sheegtay in howgalka ay ku dileen  sarkaalkii al-shabaab uqaabilsanaa maxkamadaha gobolka shabeelaha dhexe iyo sarkaal kale oo lagu  magacaabo (Macalin Yuusuf)

sidookale waxa ay sheegeen in  waxyeelada al-shabaab ku gaarsiiyeen howlgalka  ay intaasi ka badan badanyihii  islamarkaasna ay dib kasoo gudbindoonaan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here