Wararka Maamulka Galmudug Oo Magacaabay Gobolaha Deegaanka Degmada Balanballe By feysal - Mayıs 27, 2021 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Wasaarada arimaha Gudaha Iyo Dib Uheshiisiinta galmudug ayaa wareegto kasoo baxday waxa lagu magaacaabay golaha deegaanka cusub ee degmada balanballe ee gobolka galgaduud