Madaxweynaha Jubbaland Oo Muddo Kadib Magacaabay Golahiisa Wasiirada

0

Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubaland mudane Ahmed Mohamed Islaam, ayaa Magaacabay xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirada Jubaland.

Madaxwaynaha DG Jubaland ayaa ay wakhti badan ku qaadatay soo xulista Golihiisa Wasiirada Tani iyo intii dib loosoo doortay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here