Maamulka Hirshabeele Oo Guddi Usaaray Fatahaadaha Wabiyada

0
Madaxweynaha Hir-shabeelle Cali Cabdulahi Xuseen Guudlaawe ayaa Magacaabay Guddiga Fatahaadaha Dowlad Goboleedka Hir-shabeelle oo ka kooban 16 Xubnood kuwaaso kala ah.
1: Maxamed Cali Caadle (Gudoomiye)
2: Maxamed Cumar Ceymooy (Kuxigeen)
3:Saadaq Salaad Warsame (Xubin)
4:Saalax Maxamed Xasan (Xubin)
5: Maxamuud Wabar Xasan (Xubin)
6: Cabdikariin Cali nuur ( Xubin)
5: Caasho Khaliif Maxamed ( Xubin)
8: Jaamc Xuseen Xaashi (Xubin)
9: Maxamuud Sheikh Cali (Xubin)
10: aadan bare Maxamed (Xubin)
11: Cabdiwali Sheikh Cali (Xubin)
12: Cabdulqaadir Cabdulle (Xubin)
13: CabdiMahad C/lle qoorgaab (Xubin)
14: Cabdi Macaan Maxamed (Xubin)
15: Cali jeyte Cismaan (Xubin)
16: Axmed Meyar Makaraan (Xubin)

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here