Taliska Booliska Soomaaliya Oo Taliyaal Cusub Magacaabay Kuwa kalana Xilkii Ka Qaaday

0

Wareegto Kasoo baxday Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa waxaa Saraakiil cusub loogu  magacaabey Saldhigyada Booliiska ,magaalada   Dhuusamareeb ee caasimada maamulka galmudug iyo kan degmada  Matabaan ee gobolka hiiraan

sidoo kale wareegtada ayaa waxaa  Taliye Kuxigeenka Qaybta Booliiska Mudug loo magacaabey Maxamed Mirre oo hore u ahaa Taliyaha Booliiska Dhuusamareeb.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here