Israa’iil Oo Duqeyn Horleh Ka Fuliyay Dhulka Falastiin

0

Diyaaradaha dagaalka Ee yahuuda ayaa saakay markale duqeymo culus Ka Geeystay  Qaza iyadoona Lasoo warinayo In Duqeymahaasi ay ka dhasheen qasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac

waxaana lasoo warinayaan in duqeynaha yahuudu ay qaza ka fulisay ay ku dhinteen ilaa iyo sadax qofood

duqeymahaan ayaa lala beegsaday sida la tilmaamay goob dhulka falastiin ah oo uu ku sugnaa xubin ka tirsan ururka xamaas

Raiisul wasaaraha israaiil oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu sheegay  in duqeymaha ay sii wadayaan tan iyo inta laga xaqiijinayo in la joojiyo duqeymaha lala beegsanayo israa’iil

waxaana uu sheegay in duqeymaha ay geysanayaan uu yahay mid jawaab ah oo mar walbana ay joojin doonin in ay ka jawaabaan duqeymaha lala beegsanayo talaabiib

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here