Midowga Afrika ayaa Madaxwaynihii hore Jamhuuriyadda Ghana H.E John Dramani Mahama u soo magacaabay inuu noqday Ergayga Gaarka ah ee Soomaaliya.
H.E John Dramani Mahama ayaa Soomaaliya kala shaqeyn doona arrimaha siyaasadda iyo Doorashooyinka la filayo in dalka ay ka dhacaan.
waxaana la filaya in ergaygu uu qeyb weyn ka qaato hormarada ka jira ay ku talaabsaneyso jamhuuriya faderaalka somaliya iyo shacabka soomaaliyeed

