Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Guddi U Magacaabay Kiiska Caruurtii Lagu Dilay Baydhabo

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magacaabay Guddiga baaris kumeel gaar ah oo natiijo dhab ah ka keena kiiska caruurta lagu dilay Magaaladda Baydhabo.

Waxaa warbaahinta la wadaagay Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyodda Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Cali Ibraahim

waxaana uu sheegay in guddigaan ay loo magcaabay in ay ka shaqeyaan in xal loo helo kiiska curuurtii yaryareyd ee lagu dilay magalaada beydhabo

bayaanka soo baxay maamulka koonfur galbeed ayaa waxa lagu sheegay in ilaa iyo guddi ka kooban 9 xubnoo in loo saaray kiis kaasi

Wasiir Maxamed Xuseen Xasan Gudoomiye
2 Wasiir Salax Shariif sayid Cali
Xubin
3. Aadan Cabdulaahi Macalin (Haji Eney)
Xubin
4 Malaq Cali Malaq Xasan Cali Qataar
Xubin
5 Maxamed Sheikh Adan (Bilow)
Xubin
6. Prof Abdisalam Ahmed Malla
Xubin
7. G/Dhexe Maxamed Xuseen Axmed
Xubin
7. Gashanle Ibraahim Cabdulle C/ raxaman
Xubin
9. Gashanle Muse Maxamed Xasan
Xubin

 

bilowgii bishii ina dhaaftay apriil ayaa laba caruur oo aad ugu lagu gowracayo magaalada magaalada beydhabo ee gobolka baay waxaana dhacdadaan ay noqotay  mid afajac ku abuuray dadka deegaanka

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here